Kumaandooska Somalia iyo Kuwa Mareykan ah oo Weerar cir iyo dhul ah ku qaaday Deegaanka …

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa xalay weerar isugu jiray cir iyo dhul waxa ay ku qaadeen deegaanka Baladul Amiin oo kuyaala duleedka degmada Afgooye. Ciidamada Huwanta ah oo watay diyaarado nuuca qumaatiga u kaca ayaa ku dagay duleedka deegaanka Baladul Amiin, waxa ayna ciidamada dhinaca lugta ah ku galeen … Continue reading Kumaandooska Somalia iyo Kuwa Mareykan ah oo Weerar cir iyo dhul ah ku qaaday Deegaanka …